Koorsooyinka lagu barto Cilmi Online

Koorsooyinka lagu barto Cilmi Online

Cilmi Online waa goob ardaydu wax ka baran karaan meelwalba oo ay dunida ka joogaan iyagoo baranaya Higaada, Quraanka, Xisaabta iyo luuqadaha (English, Arabic, Somali) una baranaya hab casri ah oo online ah.

Higaada

higaadu waa kooraska ugu horeeya ee uu baran doono qof kasta oo doonaya in uu kaligii akhrisan karo quraanka iyo carabiga

Waxbarashada Quraanka

kooraskan barashada quraanku wuxuu ardayda ka caawindoonaa inay si sahlan u bartaan akhriska, xifdiga iyo tajweedka quraanka

Ingiriisi

ardayda waxa laga caawin doonaa in ay sifiican u bartaan qoraalka iyo fahamka luuqada englishka isla markaana ay ku hadlaan

Carabi

maadaama luuqada carabigu tahay furaha diinta waxa laga caawin doona ardayda inay si sahlan u bartaan qoraalka, fahanka iyo ku hadalka luuqada carabiga

Xisaabta

kooraska xisaabtu waxa uu ardayda u sahlayaa inay bartaan aasaaska xisaabta ilaa iyo algebra iyagoo heli doona macalin gaar ah oo si fiican u fahamsiiya casharada

Hadda Bilow Safarka Waxbarashada

Ku biir boqollaal arday oo ku bartay Quraanka, Higaada, Xisaabta iyo Luuqadaha online — one-to-one, jadwal aad doorato.